Akhriso Taariikh Nololeedka Fanaanada Qaran Sahra Axmed Jaamac oo maanta geeriyootay

Allaha u naxariistee Waxaa maanta Isbitaal kuyaala magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ku geeriootay Fanaanada Qaran Sahra Axmed Jaamac oo kamid aheyd Fanaaniinta ugu caansan Gayiga Soomaaliya. Halkan ka Akhriso Taariikh Nololeedka Fanaanada Sahra Axmed  Sahra waxa ay ku dhalatay magaalada Hargeysa kuna soo barbaartay. Ceerigaabo ayay u guureen reerkeeda. Hargeysa ayay dib ugu … Continue reading Akhriso Taariikh Nololeedka Fanaanada Qaran Sahra Axmed Jaamac oo maanta geeriyootay